Boggan waa mid hadba mawjahaddaha nolosha dhan ka muquuran doonno, inagoo ku eegayna si toggan oo aan marnaba turxaan iyo xanaf lahayn. Waxa ka reebban qof wax ka sheega, balse waa mid si mawduuci ah u axadhaya hadba halka uu diiradda saarayo
Dhammaan fikirka halkan ku xusani waa mid ii gaar ah oo aanan marnaba ku matalayn cidnna, marnabana looma nisbayn karo shaqadayda.
Waxaan markasta iyo had kasta soo dhawaynayaa afkaaraha dhaliisha ujeedadeedu sixitaanka ay tahay. Waxaan aad kaaga codsanayaa inaad marnaba igalla gabban su'aal kasta oo ku saabsan ra'yi-qoraalkan.